GOOBAHA DALXIISKA EE MASAR
Wadanka masar waa mid ka mida wadamada dalxiiska ugu horreeya qaaradda
Ut tellus dolor, dapibus eget, elementum ifend cursus eleifend, elit. Aenea ifen dn tor wisi Aliquam er at volutpat. Dui ac tui end cursus eleifendrpis.
Masar waxaa ku yaala goobaha dalxiiska ee aduunka ugu qadiimsan qaar ka mida, sida Ahraamta saddexagalka ah, raadkii faraaciintii hore, maydadkii boqoradii faraaciinta iyo madxafyo ay ku kaydsan yihiin taariikhdii hore iyo midii dhexe
read moreWaxbarashada jaamacadaha Masaaridu heer fiican ayey kaga jiraan Afrika waxaana ay ku baxaan afcarabiga iyo english labadaba, waxayna ku xiran tahay doorashada ardayga.
Read MoreMagaalada Qaahira oo ay Soomaalidu badanaa degto waxaad ka helaysaa xaafado shidan oo ay ka mid tahay Rehab. waa xaafad heer sare ah, cagaar ah nadiifna ah walow ay ka qaalisan tahay xaafadaha kale. sidoo kale waxaad ka heli kartaa degenaansho/Iqamah/residence. waxaad degenaanshaha ku qaadan kartaa qaab ardaynimo ama qaab kaar qaxooti.
Read MoreDadku asbaabaha ay u imaan karaan dalkan masar waxay noqon karaan; waxbarasho, caafimaad, qaxooti ama dalxiis
Wadanka masar waa mid ka mida wadamada dalxiiska ugu horreeya qaaradda
Wadanka masar wuxuu kujiraa melaha ugu caafimaadka fiican qaaradan africa ama
Soomaalida masar imaata waxay dagaan qaahira oo magaalooyinka kale ma aadaan
waxaan kaa aawinaynaa inaad hesho visaha Masar kadibna aad si fudud ku tagtid.
waxaan kaa caawin karnaa inaad heshid guri aad kiraysatid si fudud.
hadii aad arday tahay waxaan kaa caawin karnaa inaad ku biirtid waxbarshada dalka. sida document-yada aad u baahan tahay, macluumaadka iyo iska soo qorida goobta waxbarasho.
Maadaama caafimaadka dalkan uu heerkiisu sarreeyo, dad badan oo Hindiya iyo meelo ka fog aadi jireyna ay u soo leexdeen, waxaan kaa caawinaynaa balamaha dhaqaatiirta, booqashadooda, tarjumida iyo wixii lami ah.